Maamulka Sare, Saamilayda & Shaqaalaha shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom Somalia Inc. oo ku caanbaxday ka qeyb qaadashada horumarinta Bulshada, Yareynta shaqo la’aanta ka jirta Dalka & dhisidda Niyadda Dhalin yarada, ayaa iyagoo ku faraxsan Guusha ka qeyb galayaashii Imtixaanada Hortel 2011-2012 Waxay Hambalyo gaar ah u dirayaan.
L /N MAGACA JAAMACADDA KULYADDA
1 Maxamuud C/samad Xareed SIMAD Accounting
2 C/qaadir Cabdi Axmed SIMAD BA
3 Cismaan Shaariif cali Mogadishu Accounting
4 Axmed C/laahi Maxamuud SIMAD Accounting
5 C/xakiim Ibraahim Xasan Xamar BA
6 Cumar Jacfar Saalax Preston University BA
7 Cali Nuur Muxumed Multimedia University Int'al Business
8 Ibraahim Nuur Sh. Aadan Mogadishu BA
9 Cismaan C/laahi Culusow Mogadishu Economics
10 C/risaaq Maxamed Cismaan Mogadishu BA
Oo loo qaatay in ay ka mid noqdaan Shaqaalaha Rasmiga ah ee Shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom Somalia Inc.
Sidoo kale waxaa Maamulka sare ee shirkaddu u mahad celinayaan Jaamacadihii ay kasoo qalin jebiyeen Kaqeyb galayaashu.