Languages:

-

-
Adeegga Cusub ee "Fadlan isoo wac"
Adeegga Cusub ee "Fadlan isoo wac"Shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom Somalia ayaa u keentay macaamiisheeda adeegyo cusub sida Dalmar Service, Aqoonyahan iyo Fadlan isoo wac.

Adeeggan la magac baxay "FADLAN ISOO WAC" ayaa ka caawinaya macmiilkii ay ka go'do xisaabta ama ay ka dhamaato lacagta inuu u dirsan karo qofka uu rabo inuu soo waco fariin qoraal seddex fursadood ah afar iyo labaatan kii saacba.

Adeeggan ayaa shirkaddu macaamiisheeda ugu bishaareysay ayadoo u dirtay fariin ciwaan ka soo diruhu yahay HORMUUD oo ku billaabaneysa sida:
" BISHAARO! Isticmaal adeegga 'Fadlan isoo wac/Please call me' marka daqiiqaduhu kaa Go'aan. …"

Sidee loo isticmaalaa adeeggan?
Qor *130*061xxxxxxx #

Natiijada ayaa ah in uu helo qofkii aad numberkiisa u dirtay fariin qoraal dhahaya: "PLEASE CALL ME" oo la socoto Numberka soo diraha ama qofka codsaday in lasoo waco.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
My Hortel Account
Our Partners
KPN

www.kpn.com




ZTE

www.zte.com.cn




Belgacom

www.belgacom.com




University of Malaya

www.um.edu.my




Telesom Company

www.telesom.net




Huawei

www.huawei.com




Sky Vision

www.skyvision.net




Safaricom

www.safaricom.co.ke




Golis

www.golistelecom.com




Hormuud University

www.hormuuduniversity.com




368,331 unique visits